Duqa Muqdisho oo magacaabay Agaasime hadal heyn ka abuuray Baraha Bulshada (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) ayaa lagu aas aasay waax cusub oo loogu magac daray Waaxda Abaarmiitooyinka Muqdisho. Cumar Finish ayaana waaxdan cusub uu sameeyay agaasime uga dhigay Kamaaludiin Yuusuf Maxamuud , waxa uuna agaasimaha kamid noqonayaa agaasimayaasha waaxyaha uu ka kooban yahay maamulka Gobolka Banaadir. … Continue reading Duqa Muqdisho oo magacaabay Agaasime hadal heyn ka abuuray Baraha Bulshada (Akhriso)